Sideeda Milyan Ee Gmail Passwordh laxaday ,Kaagu Maku jiraaaaa?
maalinba maalinta ka danbeesa shuftada Internet-ku way sii
badanaysaa oo hadh iyo habeenba waxa ay u heelan yihiin in
ay wax ka badalaan dunida ama ay wax kharibaan
hadaba iyadoo taasi jirto : 25th Septemper ayaa waxay
ay ahayd maalintii 8 million Passwords la jabiyay garahaan
Gmail Accounts ha u badnaadeene,Ma Kamid tahay adigu
8 millionee Passwords la Xaday!!!!?hadaba si aad u
ogaato in aad ka mid tahay iyo Inkale raac talaabooyinkan .
1-Gal website kan :- https://isleaked.com/index.php?lang=en
2-Gali Email Account-tigaaga Gmail
3-Riix halka ay ku qoran tahay Check it Ku Dhufo Check.
Maxsuulka Kuusoo Bixi Doonaa Laba Mid Uun Buu
Noqonayaa"Yes"ama "No".
Hadaba Haduu "Yes"Kusoo Saaro Taa Macnaheedu Waa
Lahayaa Akoonkaaga Xogtiisa
Lkn Haduu"No"Macnaheedu waxa Weeye Lama Helin
wax xog ah oo Akoontkaa Ku Saabsan.
Talo Bixin
Fadalan Markasta ISkuday Inaad Bedesho Passwordka si uu U
xafidmo Akoontkaagu.
Abdullahi Mohammed Jibriil


No comments:
Post a Comment