Gabaygan Waxa Curiyey Abshir Xuseen Maxamed
TALO
TALO
Shirlagooday Tala Looshamiray Ragisu Shiish Qaatay
Waa Sheegayaa Maalintay Rag Isla Shawraane
Waana Laysla Shaandhaynayaa Ruuxba Tuu Shaxaye
Ninna Yaanu Tiisa Uun Sharixin Waa Shaterentaaye.
Hadduuse Hadalku Sheedaad Udao Tamarka Shaashawye
Shacaac Baa Kufuran Meel Haddii Reer Kushirayaane
Ragbaa Sheedda Kaa Eegayoo Kuu Shintirinaaya
Shaydaanka Iska Naaroo Kufura Shaafiyiyo Qawlsan
Shirbada Isla Hela Jaanta Waa Kala Shishaysaane
Shanshada Uga Buuxsada Ra Yiga Shaybe Iyo Wiilba
Waryaan Laga Shalaayine Hadhaw Manta Kala Shiila.

No comments:
Post a Comment